dhombolQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhambal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhambalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dh. ah: galley hal mar makiinad lagu burburiyey. 2. ld dhambalid.1. Raro. 2. Nooc aleesha ka mid ah oo inta la taxo dhiilasha iwm lagu qurxiyo. ld dhombol.1. Wax si dherer ah u kala dillaacin. 2. Galley shiidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0