dhambal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dh. ah: galley hal mar makiinad lagu burburiyey. 2. ld dhambalid.
- 1. Raro. 2. Nooc aleesha ka mid ah oo inta la taxo dhiilasha iwm lagu qurxiyo. ld dhombol.
- 1. Wax si dherer ah u kala dillaacin. 2. Galley shiidid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

