dhoobashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhoobo³. ld dhoobad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhooboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Ciid budo ah, qoyan oo is haysata.(jool.) Nooc ciidda ka mid ah oo ah budo khafiifa, oo ah ma habe. Dhoobadu waxay noqotaa balaastig marka biyo lagu daro. Dhoobadu waxay ka koobantahay dhadhaabo-lakabeed iyo aluminiya.1. Meel istuumin (xoolo, dad iwm). 2. Waabaayo marsasho (fallaar). 3. Dhis (guri iwm) salaaxasho. 4. Wax dhoobo marsasho. 5. Dheri iwm dhoobo ka samaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhoobadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhoobasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0