dhoobo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Ciid budo ah, qoyan oo is haysata.
- (jool.) Nooc ciidda ka mid ah oo ah budo khafiifa, oo ah ma habe. Dhoobadu waxay noqotaa balaastig marka biyo lagu daro. Dhoobadu waxay ka koobantahay dhadhaabo-lakabeed iyo aluminiya.
- 1. Meel istuumin (xoolo, dad iwm). 2. Waabaayo marsasho (fallaar). 3. Dhis (guri iwm) salaaxasho. 4. Wax dhoobo marsasho. 5. Dheri iwm dhoobo ka samaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

