dhoolaalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhoolaal³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhoolaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dh. ah: orgi ama dibi doolaalo tagay.Doolaalada orgiga ama dibigu sameeyaan.Orgi ama dibi doolaalo tegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0