dhoolaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dh. ah: orgi ama dibi doolaalo tagay.
  2. Doolaalada orgiga ama dibigu sameeyaan.
  3. Orgi ama dibi doolaalo tegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur