dhooldillaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qosol yar oo ilka caddays ah; dhoolla caddeys. 2. ld dhooldillaacid.Qosol ilka caddeyn ah qoslid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhooldillaacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhooldillaac². ld dhooldillaac¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0