dhooldillaacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhooldillaac². ld dhooldillaac¹ (2).
dhooldillaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qosol yar oo ilka caddays ah; dhoolla caddeys. 2. ld dhooldillaacid.Qosol ilka caddeyn ah qoslid.