dhooli
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.l)
Macnaha:
- 1. Sariir yar oo dadka buka ama dhaawaca ah lagu qaado; wasaasin. 2. Baabuur qafilan oo dad jirran ama dhaawaca ah lagu qaado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

