dhoollatusoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:ld dhoollatus².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhoollatusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Isu miciyalisashada awrta qooqan. 2. Xoogga cidi leedahay oo la soo bandhigo si cadowga loogu niyad jebiyo. 3. Fulabbajis; bowdaqaawis. 4. ld dhoollatusid.1. Awrta qooqan isu miciyallisasho. 2. Xoogga qolo leedahay muujin, si cadowgu u arko oo u tixgeliyo. 3. Fulabbajin. ld dhoollatuso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0