dhoollatus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Isu miciyalisashada awrta qooqan. 2. Xoogga cidi leedahay oo la soo bandhigo si cadowga loogu niyad jebiyo. 3. Fulabbajis; bowdaqaawis. 4. ld dhoollatusid.
  2. 1. Awrta qooqan isu miciyallisasho. 2. Xoogga qolo leedahay muujin, si cadowgu u arko oo u tixgeliyo. 3. Fulabbajin. ld dhoollatuso.

fulabbajis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fulabbajin.

bowdaqaawis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bowdaqaawin.

fulabbajin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fulabbaji. ld fulab-bajis.

dhoollatusid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhoollatus². ld dhoollatus¹ (4), dhoollatusad, dhoolla-tusasho.

dhoollatuso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld dhoollatus².