dhoombir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah buntuqyo.
  2. Geed gaab leh caleemo dhuudhuuban oo faalala iyo bari la cuno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur