dhuunbuurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:Buntuq, lix xabbabood qaada oo xabbad-keliyaale u dhaca; dhoombir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhoombirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Nooc ka mid ah buntuqyo.Geed gaab leh caleemo dhuudhuuban oo faalala iyo bari la cuno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0