dhoqor

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Meesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan marka roobku da'o ee beertii ka baxda qurunto.
  2. Qare, bocor, iwm god yar u yeelid.