dhoqorQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Meesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan marka roobku da'o ee beertii ka baxda qurunto.Qare, bocor, iwm god yar u yeelid.