dhufaysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.l)Macnaha:Hog dhulka laga jeexo oo askaruhu waqtiga dagaalka xabbadda kaga gabbadaan.