nishaab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-byo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Aqoonta toogashada yoolka. 2. Daldaloollada loo yeelo dhufaysyada si cadowga looga ilaaliyo. ld niishaab¹.
- Waxa la toogana hayo, toogta ku duwid, ku abbaarid. ld niishaab².

