dhufsane ay wadaagaan
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Isrogrogga: (-ayaal, ml./m.dh)
Macnaha:
- Tiro dhufsane u ah laba ama dhowr tiro oo kale. Tusaale ahaan, 100 waa dhufsanaha ay wadagaan 5,25 iyo 50.
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Isrogrogga: (-ayaal, ml./m.dh)
Macnaha: