dhugmarQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Dh. ah: neef geel ah oo dhugi ku dhacday oo ka biskooday ee guri noqday.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ahQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Macnaha:(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.ld aah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0