dhugmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Fiiro. 2. ld dhug (1). Caqli weyn. 3. ld dhugato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fiiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Daymo, eegmo. 2. Feker. 3. F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhugato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cudur geela sambabbada kaga dhaca oo qufac badan leh. ld dhug (4), dhugmo (3).