fiiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Daymo, eegmo. 2. Feker. 3. F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

feker

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (afkaar, m.dh) 1. Garasho. 2. Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar¹, fikir¹.
  2. 1. Fikrad raadin. 2. Wax maan ku hayn. ld fakar², fikir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur