dhukay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhegdheg madow-xigeen ah oo dhegta gudaheeda sare qanjirradu ku dhaliyaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur