dhulfidsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhulballaarsi.Lamidka: DhulballaarsiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhulballaarsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qabsashada ay cidi qabsato dhul aanay lahayn. ld dalballaarsi, dhulballaarsad, dhulballaarsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00