dhuraal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ceel biyo yarood ah oo in qof la geliyo oo uu biyaha soo dhuro mooyee aan si kale looga cabbin.
  2. 1. Dh. ah: ceel biyo yarood ah oo aan wadaamaha la dardari karin. 2. Dhuridda biyo weel lagu dhuro iyadoo meel kale lagu shubayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur