dhusuqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Uskag; wasakh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
uskagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wasakh ku taal jir dad ama dhar. ld uskug.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
wasakhQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Uskag; dhusuq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00