uskag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wasakh ku taal jir dad ama dhar. ld uskug.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

uskug

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld uskag.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur