dhuubo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-bay, -batay)

Macnaha:

  1. 1. Noqosho wax dhuuban. 2. Noqosho wax caato ah.