dhuunqabadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cudur ku dhaca geedka meseggada ama galleyda oo u diida in uu sabuulku baxo. 2. ld dhuunqabasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhuunqabashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhuunqabo. ld dhuunqabad (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00