luunqabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhuunqabad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhuunqabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cudur ku dhaca geedka meseggada ama galleyda oo u diida in uu sabuulku baxo. 2. ld dhuunqabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur