dhuuntowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur qanjirrada dalqada ku dhaca; majin; qun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
majinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana barariya mararka qaarkood. ld majinow, majimow.1. Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka. 2. Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood. 3. Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-uman, m.l)Macnaha:1. Labada qanjir oo kulkulucsan oo afka salkiisa labada dhinac kaga yaal middood. 2. Xanuun qanjirrada afka salkiisa ku yaal ku dhaca; majin; majinow; xoqato. 3. Duleelka yar ee wax laga arko ee diiradda. 4. Si toos ah oo aan laalaabasho lahayn.1. Nafley meel ka tegid. 2. Arrin iwm si wanaagsan u fulid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0