dhuuryaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhuuryaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhuuryaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Jaad duqsi ka mid ah oo waaweyn.Ku dh.: cid ku fawfawlayn ama ku nuunaasid (cayayaanka duula sida diqsiga iwm).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0