dhuuryaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Jaad duqsi ka mid ah oo waaweyn.Ku dh.: cid ku fawfawlayn ama ku nuunaasid (cayayaanka duula sida diqsiga iwm).