dhuxun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhagax gaar ah oo badanaa guduudan oo xanaf leh oo mindiyaha iwm lagu afeeyo; lisin.
  2. 1. Biyo ceel ama wax kale oo leh dhadhan xaraar. 2. Dhul dibir iyo dhano ah.

lisin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lise.