dibaaxiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Boodboodid yaryar oo kolkol hilibku yeesho, siiba muruqyada; burunjiyayn; jarcayn. ld dubaaxi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jarcaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jarcee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dubaaxiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld dibaaxi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00