dubaaxi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld dibaaxi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dibaaxi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Boodboodid yaryar oo kolkol hilibku yeesho, siiba muruqyada; burunjiyayn; jarcayn. ld dubaaxi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur