dibindaabyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Waxyeello. 2. Khayaano.

waxyeello

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dhibaato.

Lamidka: Dhibaato

khayaano

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaamo, khiyaano.