khayaanoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaamo, khiyaano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhagarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Khayaano.Khayaano cid ku samayn.Lamidka: KhayaanoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(asraar, m.dh) 1. Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn. 2. Dhagar; khayaamo.Cid khiyaamayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
khiyaamoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld khayaano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
khiyaanoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld khayaano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0