dibuhabayn hiddoside

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. D.ta h.yaal isku xidhan si uu u dhaco isutallow.

d

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (da') Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).

Lamidka: deel