didmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Yaacidda xoolo, ugaar iwm. baqdin awgeed la yaacaan. ld dudmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dudmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld didmo.
  2. Caro lagu muujiyo fooltub iyo aftuur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur