digaggubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Baabbi'inta wax la baabbi'iyo. ld digaggubid.Wax ciribtirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
digaggubidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg digaggub². ld digaggub¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0