digaggubid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg digaggub². ld digaggub¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

digaggub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Baabbi'inta wax la baabbi'iyo. ld digaggubid.
  2. Wax ciribtirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur