digarrogasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg digarrogo. ld digarrogad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

digarrogo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. Xero dhiriqowday ama si kale u xumaatay, xero kale oo u dhow uga guurid; oodrogasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

digarrogad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld digarrogasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur