digarrogoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-gtay, -gatay)Macnaha:Xero dhiriqowday ama si kale u xumaatay, xero kale oo u dhow uga guurid; oodrogasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
oodrogashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg oodrogo. ld oodgeddisasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0