digdhaw
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. ld dhigdhebid. Gawricidda nafley la gawraco. 2. D. ah: nafley sakaraad ah.
- 1. (f.g) Nafley rubad goyn. 2. (f.mg.) Wax sakaraad ah noqosho (nafley).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

