digdhebidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg digdhaw². ld digdhaw¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
digdhawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld dhigdhebid. Gawricidda nafley la gawraco. 2. D. ah: nafley sakaraad ah.1. (f.g) Nafley rubad goyn. 2. (f.mg.) Wax sakaraad ah noqosho (nafley).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0