digiigix

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Naxariis. 2. Meel hoobad ah. ld dagiigix.

naxariis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen raxmadeed oo cid ku dhasha dhib cid kale haysata darteed.

dagiigix

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld digiigix.