digiiran
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
- Nooc shimbiraha ka mid ah oo digaagga ka weyn, aan meel fog u duulin, leh midab baraashirix qurxoon, oo hilibkiisa la cuno. ld digirin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

