digirinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld digiiran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
digiiranQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Nooc shimbiraha ka mid ah oo digaagga ka weyn, aan meel fog u duulin, leh midab baraashirix qurxoon, oo hilibkiisa la cuno. ld digirin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0