diigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld diiq¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
diiqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar oo gudguduudan. 3. Ciriiri. 4. D. ah: si dhib leh.1. Cunto, dhar iwm aan badnayn oo loo geeyo ummul, aroos, qof jirran iwm. 2. Allabbari dad isu keenaan. ld diiqo.1. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysan wax ugu deeqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0