diihaalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg diihaal². ld daahiilid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
diihaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Gaajo aad u daran. ld daahiil¹.Gaajo badan dareemid. ld daahiil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
daahiilidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld diihaalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0